Wasaaradda Caafimaadka oo amar ku soo rogtay Dhaqaatiirta ajnabiga ah ee Muqdisho ka howlgala (Akhriso)

Wasaaradda Caafimadka Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay amar ku socda dhaqaatiirta Ajaaniibta ah ee ka howlgalla  Xarumaha Caafimaad ee ku yaalla Magaalada Muqdisho. Waxaa Dhamaan lagu amray inay iska soo diiwaangeliyaan wasaarada caafimaadka ee Somalia iyagoo la imanaya sharciga ay dalka ku joogaan iyo shahaadooyinkooda la xiriira aqoontooda caafimaad. Isbitaalo badan oo ku yaalla magaalada … Continue reading Wasaaradda Caafimaadka oo amar ku soo rogtay Dhaqaatiirta ajnabiga ah ee Muqdisho ka howlgala (Akhriso)